
Hay’addan waxaa la aasaasay sanadkii 1961, xiligaas oo uu Madaxweyne John F. Kennedy dhisay, waxaana ka shaqeeya ku dhawaad 10,000 oo shaqaale ah, iyadoo miisaaniyaddeedu gaarayso ku dhawaad $40 bilyan taasoo lagu qabto mashaariic lagu caawinayo dadka saboolka ah ee caalamka
Go to Source
Author: @bbcsomali